Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaacil Fartaag oo Muqdisho ka hadlayeey Maanta ayaa ayaa si kulul u cambaareeyay hadal uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey uu ka jeediyay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Francisco Madiera.
Mandiera ayaa hadalkisa ku sheegay in Jubbaland ay maamulaan Jifo gaar ah,taas oo ka xanaajisay shacabka iyo waxgaradka Jubbaland.
Hoos ka daawo hadalka Fartaag.
COMMENTS