DHEGEYSO-Xildhibaan hore Kulalihi oo eedayn u jeediyey madaxweyne Gaas iyo Xasan Sheekh.

Garoowe, Nov 24 2016-Maxamuud Maxamed Maxamuud oo ku magac Dheer kula lihi oo kamid ahaa Barlamaankii Waqtigiisa Dhamaadaya ayaa Madaxweynaha soomaaliya ku eedeeyay in Xildhibaanada Cusub ee kasoo horjeedaha Siyaasada Xasan Sheeq uu kasaaray Doorashada ka socta Dalka   Waxaan uu sheegay in Gudiga Doorashada Dadban ay Gabeen kaalintoodii .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com