Madaxweynaha DGGM Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor Ayaa Galabta Daahfuray Dhismaha Golaha Deegaanka Ee Degmada Cadaado.
Waxaan ka qaybgalay Masuuliyiin Katirsan Labad Gole Ee Dowlad Goboledka Galmudug oo Ay U Horayso Gudomiye Kuxigenka Labaad Ee Barlamaanka Galmudug Marwo Fadumo Abdi Faandhe Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug.
Cabdi Waayel .
Kulanka Waxaa qadka taleefanka uga soo Qeyb galey Safiirka Midowga Yurub oo fadhiya Soomaaliye amb Nicolas Berlanga.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS