Beledweyne, Nov 28 2016-In kabadan 300 oo qof oo qaba xanuunka shuban biyoodka ayaa la dhigay isbitaalk ku yaala magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
xanuunkaan ayaa ka dilaacay magaalada Baladwayne iyo nawaaxigeeda ayadoo ay sii kordhayso tira dadka uu soo ridanaayo
COMMENTS