Tuubooyinkii Biyogelinta UFAYN oo Qaybo Badan Daadku Qaaday (dhegayso)

Tuubooyinkii Biyogelinta UFAYN oo Qaybo Badan Daadku Qaaday (dhegayso)

Biyogelinta degmada Ufeyn ee Gobolka bari ayaa biyo soo rogmaday ee roobabkii halkaas ka da’ay waxa ay keeneen khasaare xoogleh, waxa ayna la tageen qaybo badan oo kamid ah tuubooyinkii biyaha ka soo qaadi jiray isha biyaha Ufayn.

Eng. Cabdi Yuusuf Axmed oo ka mid aha dadkii ka shaqeynayey biyogelinta Ufayn ayaa Radio Daljir uga warramay baaxada khasaaraha soo gaaray biyogelinta Ufayn.

Warar la xiriira

Tuubooyinkii Biyogelinta UFAYN oo Qaybo Badan Daadku Qaaday (dhegayso)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com