Shirka Nabadeynta Beelaha Sacad & Leelkase ayaa galabta ka furmaya Degmada BANDIIRADLEY ee Galmudug. Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Soomaaliya, Wasiiro Puntlnad iyo kuwa Galmudug ayaa furitaanka shirka ka qaybgalay.
Maxamed Xasan Dhalo ayaa warbixintan inoo ka diyaariyey.
COMMENTS
Salaam: Galbeedka Mudug Sacad ma dego deegana uma laha. Haddii aad leedihiin sacad iyo Lelkase baa heshinaya oo dhibato kala gaartey bay ka heshinayaan waa wax fiican. Lakin Sacad baa dega ama deegan uu leh galbeedka Galkacyo ma Mudug saxma aha ee waa dhuldurugsi ama deegan doon. Bal fiirsha hadalka Qaybdiid iyo Gorod midkoodna aqoon ama ma yaqaanan dhulkaas. Hadii ay daqsimo rabaan ha daaqan oo nabad ha ku daaqan oo doxatada abaabulan ha joojiyan. lakin dhulkaan baanu waxa degna taasu waa indho adeeg.
Salaam