Wasiirka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Cumar Siyaad Ibraahim Axmed oo socdaalkiisii ugu horreeyey safar ku maraya Godey iyo Qabri Dahare ayaa waxa uu dhagaxdhigay garoon cusub oo kubadda cagta.
Wasiir Cumar Siyaad Ibraahin Axmed ayaa noo sheegay in qorshaha ay ugu jirto sidii dhamaanba gobolada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) looga hirgalinlahaa garoono ciyaaro, lana tixgalin doonaa xiriirka dhallinta deegaanka.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS