Galkacyo, Dec 03 2016-Shir loga hadalayay amaanka Magalada Galkacyo ayaa ka dhacay airporka mgalkacyo ee xarunta gobolka mudug shirkaan ayaa waxaa isugu imaaday Gudigii loo xilsaray xalinta dagalada magalada Galkacyo oo ka kobaan 18 xubon IYO saraakil kasocaday besha caalamka.
Shirka ayaa markuu soo dhamaaday waxaa warbaahinta lahaday qar kamida Gudiga, Gudoomiyasha gobolka ee labada dhinac iyo xubnaha kasocday besha caalamka.
COMMENTS