Maamulka cusub ee degmadda Bacaadweyne ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay (dhegayso)

Maamulka cusub ee degmadda Bacaadweyne ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay (dhegayso)

Magaaladda Bacaadweyn ee gobalka Mudug Puntland waxaa lagu qabtay Munaasabad balaaran oo xilka kula wareegayeey guddoomiyaha cusub ee degmaddaas.

Munaasabad xil wareejin ah oo ay ka qeyb galeen maamulka gobalka mudug iyo kan dagmada Galkacyo ayaa lagu qabtay magaalada Bacaadweyn ee gobalka.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan Faahfaahinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com