Muqdisho, Dec 10 2016-War kasoo baxay xafiiska wakiilka qaramada midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa waxaa lagu muujiyey sida aysan ugu Qanacsanayn Shaqada Guddiga Xalinta Khilaafaaadka (IEDRM), iyagoo shaqadiisiii ku wareejiyey Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka (NLF).
COMMENTS