Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada Hoose dadka u haysey.
“Waan la socdaa inay jiraan dad kicinaya bulshada oo xog aan sax ahayn dadka u gudbinaya, waxaan rabnaa dadka ‘afka xooglayaasha’ ah ee sida khaldan warka u dhigaya inay ka waantoobaan oo dadka lagu kicin waxaan jirin,” ayuu yiri wasiirku.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS