Mashruuca Dhismaha Dekeda Hobyo oo lagu yaboohay 90-milyan oo dollar (Daawo)

Mashruuca Dhismaha Dekeda Hobyo oo lagu yaboohay 90-milyan oo dollar (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay daahfuray mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo dadka reer Galmudug ay sheegeen in ay ku dhisan doonaan si isxilqaan ah.

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay guddoonka iyo xubnaha labada aqal, siyaasiyiin, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka Dekedaha iyo Kalluumeysiga Galmudug Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa sheegay in wajiga koowaad ee mashruuca dhismaha Hobyo ay ku baxeyso illaa 90milyan oo dollar, ayna bixin doonaan ganacsatada reer Galmudug.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com