Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo kormeeray Taliska Booliska (Qardho)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo kormeeray Taliska Booliska (Qardho)

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Cabdi Xasan Xuseen ayaa maanta kormeeray taliska qaybta iyo saldhigga bartamaha ee Magaalada Qardho.

Taliyaha ayaa mid mid u tagay qaybaha ay ka kooban-yihiin Taliska iyo Saldhigga waxa uu kuurgalay qaabka ay shaqadu u socoto, waxa uuna warbixino ka dhagaystay saraakiisha ciidamada Booliska.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com