Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaano ka tirsan Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaano ka tirsan Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayaa ayaa gaaray Magaalada Baxdo Ee Gobalka Galgaduud.

Wafdiga ayaa si diirran loo soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaana goob fagaaro ah kula hadlay dadweynaha, waxa uu ka mahad celiyay soo dhaweynta ballaaran isagoo Baxdo ku tilaamay meel ku caan ah faafinta diinta iyo ka hortagga afkaaraha xagjir ka ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com