DHEGEYSO-Gudoomiyaha gudiga doorashada heer Puntland oo kahadlay doorashadii dhammaatay.

Garoowe, Dec 13 2016-Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee Puntland Khaliif Aw-Cali oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyey doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
 

Khaliif ayaa sheegay caqabado kale duwan inay guddigooda la kulmeen intii lagu guda jiray doorashada, Aamino Ladan Axmed Cali ayaana khadka taleefanka ku waraysatay isagoo jooga Garoowe

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com