![](/resources3/images/IMG_9423.jpg)
Muqdisho, Dec 16 2016-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gaarey magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Soomaaliya iyo Habsami u socodkooda.
Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu sheegay Magaalada Muqdisho in maalmaha soo socdo uu ka furmi doono shirka Madasha Qaran, kaas oo looga hadlayo gaba gabeynta Doorashada 2016-ka iyo Howlaha kale ee harsan.
FAALLOOYIN & FALCELIN