Kismaayo, Dec 17 2016-Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyey ururka Alshabaab inay dad shacab ah oo aan waxba galabsan ku laayeen deegaamo hoosyimaada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose.
Wasiiru dowlaha amniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil, oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in Jubbaland tallaabadaasi kaga jawaabtey howlgal milatari oo uu sheegay inay Alshabaab khasaare ku gaarsiiyeen.
COMMENTS