Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xilki ka qaaday wasiirki warfaafinta

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xilki ka qaaday wasiirki warfaafinta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed.

Wasiirka ayaa ka mid ahaa Wasiiradii shaqeynayay tan iyo markii la aasaasay maamulka Koonfur Galbeed, waxaana uu ka mid ahaa xubnihii la shaqeyn jiray Shariif Xasan Sheekh Aadan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com