Hooyo Umushay 10 habeen ka hor oo ka qayb ah Imtaxaankaa Shahaadiga ah ee Puntland

Hooyo Umushay 10 habeen ka hor oo ka qayb ah Imtaxaankaa Shahaadiga ah ee Puntland

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa Faa’iso Axmed Khaalid oo kamid ah ardeyda dugsiyada sare ee Puntland Imtaxaanka shahaadiga ah ugu geysey gurigeeda oo kuyaala magaalada Garoowe | Faa’so waa waa hooyo umushay 5 habeen ka hor.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com