Madaxda dowlad gobaleedyada oo gaaray Garoowe

Madaxda dowlad gobaleedyada oo gaaray Garoowe

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa gaaray Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed C/casiis laftaagreen, Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

Mas’uuliyintaan ayaa waxaa garoonak diyaaradaha Garoowe waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,waxaana ay halkaasi kaga qaybgalayaan Aaska Allaha ha u Naxariistee Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynahii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Saacad ka hor waxaa Magaalada Garoowe gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdillaahi si ay uga qeyb galaan.

Aaska Allaha ha u Naxariistee Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynahii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Diwaanka wararka
Radio Dalir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com