Muqdisho, Dec 29 2016-Guddoonka KMG ah ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay si daah-furnaan ah uga shaqeyn doonaan Doorashada Guddoonka labada Aqal iyo Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Faderaalka Cismaan Cilmi Boqore oo ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay xooga saarayaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen arrimaha taagan.
COMMENTS