DHEGEYSO-Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalkii kadhacay deegaanka Dudun.

Gal-dogob, Dec 30 2016-Mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa shalay gaarey deegaanka Dudun oo hoosyimaada degmada Gal-dogob, halkaas oo uu dhowaan kadhacay dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo kuwa maamulka DDSI.

Gudoomiye ku-xiegeenka degmada Gal-dogob Mudane Cabdirisaaq Axmed Toox-yare, ayaa sheegay in dagaalkaasi uu bilowday kadib markii ciidanka DDSI ay dejiyeen calankii Soomaaliyeed, islamarkaana ay sureem calanka Itoobiya, taasi oo keentay in ciidanka Puntland ku baxaan.

http://daljir.com/Gal-dogob, Dec 30 2016-Mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa shalay gaarey deegaanka Dudun oo hoosyimaada degmada Gal-dogob, halkaas oo uu dhowaan kadhacay dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda P

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com