Madaxweynaha Galmudug oo xalay la fiidsaday shacabka Garoowe (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug oo xalay la fiidsaday shacabka Garoowe (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed abdi Kaariye ayaa xalay wakhti la qaatay qaarka mid ah bulshada magaalada Garoowe.

Xubna ka mid ah Golaha Wasiirada, Barlamanka Dowladda Federaalka iyo madaxweynaha Putland oo ku sugan goobta ayuu Madaxweynuhu halkaas ku salaamay.

Hoos kaga bogo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com