Deegaano badan oo ku yaal Puntland ayaa leh Taariikh Soojireen ah iyo Waxyaalo ay Caan ku yihiin Sida Degmada Jariiban ee gobolka Mudug.
Horay waxaanu u baahinay Degmada Jariiban oo 1976kii laga dhisay Taalada Maantana wariye Abdikhayr Maxamed Jaamac ayaa Warbixin kale inoo soo jeedinaya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya wariye Cabdikhayr Maxamed Jamac.
COMMENTS