Munaasabad sagootin ah oo xalay lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad sagootin ah oo xalay lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabadda Lagu Sagootinayey Madaxdii iyo Wufuudii kasoo qeybgashay Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

waxaa munaasabaddan kasoo qeyb-galay; Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Puntland Saciid C/lahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha KGS Mudane Cabdul-casiis Xasan laftagareen, Madaxweynaha Hir-Shabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare.

Sidoo kale, madashaan waxaa goobjoog ka ahaa Xubnno ka tirsan golleyaasha fullinta iyo sharci dejinta ee heer qaran iyo dowlad goboleed iyo qeynaha bulshadda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com