Wasiirka qorsheynta DFS oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq (dhegayso)

Wasiirka qorsheynta DFS oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq (dhegayso)

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq oo ay hakad ku jirto shaqadii balaarinta garoonka.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac aaya Warbixintan ka soo jeedinaya Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com