Madasha Xisbiyadda Qaran oo diiday xilka qaadista Kheyre

Madasha Xisbiyadda Qaran oo diiday xilka qaadista Kheyre

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa guud ahaan iska diiday qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka Xasan Cali Kheyre iyo xukuumaddiisa.

Madasha ayaa ku tilmaamay qorshahaasi mid lagu carqaladeynaayo hanaanka doorashooyinka dalka, islamarkaana lagu sameynayo Muddo kororsi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com