Wariyaasha Muqdisho oo ka hadlay jaritaanka internetka (dhegayso)

Wariyaasha Muqdisho oo ka hadlay jaritaanka internetka (dhegayso)

Wariyaasha Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa ka hadlay jaritaanka Internetka oo shalay ka maqna muqdisho iyo guud ahaan koonfurta somaaliya.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi oo kamid ah wariyaasha Radio Daljir oo waraysi siyeey Daljir ayaa ka hadlay sababta keentay inuu maqnaado internetka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com