Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay madaxweynaashi hore Somaaliya (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay madaxweynaashi hore Somaaliya (Daawo)

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Xarunta Madasha Xisbiyada Qaran Ku Soo Booqday Madaxweyneyaashi Hore Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxweyne Shiikh Shariif Sh.Axmed.

Kulanka ayaa ahaa afur iyo is xog wareysi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com