Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland wuxuu saaka soo gebogabeeyay hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilaamatay 15kii December 2019.
Waxaa buuxiyay shuruudihii laga rabay Ururada 10 Urur Siyaasadeed .
Waxaa ka mid ah Urur Siyaasadeed ay hoggaamin doonaan Madaxda tallada heysa ee Puntland.
Guddigu wuxuu u hambalyaynayaa Ururada Siyaasadda buuxiyay shuruudihii ururnimo, dhowaan ayaana la guddoonsiindoonaa shahaadadii rasmiga ahayd ee ururnimo.
COMMENTS