Madaxweynaha Hiirshabeele oo magacaabid sameyeey

Madaxweynaha Hiirshabeele oo magacaabid sameyeey

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday Wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hir-Shabeelle Saalax Maxamed Xasan, waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuceyb Cabdikariim.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com