Shacabka Puntland oo Arragtiyo ka dhiibtay in dib loo furo dulimaadka Caalmiga ah (dhegayso)

Shacabka Puntland oo Arragtiyo ka dhiibtay in dib loo furo dulimaadka Caalmiga ah (dhegayso)

Qaar kamid ah shacabka Puntland oo ka qayb galayey Barnaamijka Muqaalka Bulshada oo subax walba ka baxa Radio Daljir ayaa arragtiyo kala duwan kabixiyeey in dowladda Somaaliya dib u furto dulimaadka caalamiga ah sido kalana laga saaro dulimaadyada kuwa qaadka keena dalka ee kenya.

Wariye Hodan Sulub ayaa Warbixin ka diyaarisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com