Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Daarasalaam ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Daarasalaam ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay degmada Daarasalaam ee Gobolka Mudug.

Madaxweyne Deni ayaa maalmahan socdaalo ku marayeey degaano horey Radio Daljir warbixino xirir ah uga sameyeey,waxaana maanta si heer sare ah loogu soo dhaweyeey degaanka Daarusalam ee gobalka Mudug.

Deni ayaa sido kale la filayaa degaano kale oo Towfiiq kamid tahay inuu gaaro isago la kulmi doona bulshada qaybaheeda kaala duwan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com