Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaanka fasalka 12 aad ee dugsiyada sare ee Puntland oo sanadkan markii u horeysey ay gabari kaalinta kowaad gashay.

COMMENTS
*