DHEGEYSO-Abaartii ugu xumayd oo ka taagan degmada Burtinle iyo deegaamada hoosyimaada.

Burtinel, Jan 19 2017-Xaalad abaareed oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa degmada Burtinle ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada, iyadoona ay kusugan yihiin boqolaal qoys oo awoodi waayey inay naq raacaanm.

Mid kamida h xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Burtinle ayaa Xasan Haykal oo kusugan magaalada Boosaaso xarunta ay Daljir ku leedahay uga waramay xaaladdaasi abaareed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com