Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray beelo dirir ku dhexmartay gobalka Sool (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray beelo dirir ku dhexmartay gobalka Sool (Daawo)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland,Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Lafa-weyne oo ka tirsan degmada Xudun ee gobolka Sool.

Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Karaash ayaa si adag ugu baaqay in beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya degaankaasi si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalka, waxa uu Madaxweyne Ku-xigeenku sheegay in dagaal wiil aanu ku dhalan ee wiil ku dhinto, hanti ku burburto, xigto iyo xigaalna kala fogayso, Adduun iyo Aakhirona aanay lahayn wax aayatiina.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com