DHEGEYSO-Dowladda Puntland iyo ganacsatada oo ka heshiiyey sicirka sarifka.

Boosaaso, Jan 22 2017-Dowladda Puntland iyo ganacsatada ku howlan sarifka lacagaha qalaad ayaa heshiis ka gaarey qiimaha lagu sarifayo lacagta dollarka, kadib cabasho katimid qiimaha lagu sarifo dollarka oo meeshii ugu saraysay gaarey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com