Qaar kamid ah shacabka degmadda Iskushuban ee gobalka Bari oo la hadlay Radio Daljir ayaa arragtiyo kala duwan ka dhiibtay shirka dhuusamareeb 3 ee hadda Qaar kamid ah madaxda dowlad gobaleedyada ku suganyihiin iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS
ragoow haloo duceeyo dalkaa iyo deegaankaas jahawareerka dhex dabaalanaya dadka loo doorto
madaxwayne ee isbedela xunta umada ay isugu dhiibaan adeer hajoojiyeeen
qofwaliboow markay kaa dhamaato qas ha samayn horay uga gudub(baarlamaanka waa in ayan cid dambe joogto u yeelan ninka loodoorto gudoomiye baarlamaan waa in uu noqda qof adag danta guud
kashaqeeya isku kalsoon