Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga nabadgaliyada gobalka Nugaal

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga nabadgaliyada gobalka Nugaal

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa guddoomiyey Shirka Guddiga Nabadgelyada, oo looga hadlay guud ahaan amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha lagu horumarinayo.

Shirka oo ku qabsoomay beerta nasashada ee Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa ka qeybgalay Saraakiisha laamaha amniga , Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com