Xisbiga Hayaan oo ka hadlay mowqifka kaga aaddan shirkii Dhuusamareeb

Xisbiga Hayaan oo ka hadlay mowqifka kaga aaddan shirkii Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan ahna musharax madaxweyne DFS Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo maanta shir jaraaid kuqabtay magaalada Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay moqifkooda shirkii Dhuusamareeb dhawaan lagu soo gaba gabeeyay.

waxa uu sheegay in aan go’aan laga gaari karin doorasho ay ka maqan yihiin dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubblkanad, Mudo kororsi ay sameeyaan madaxda DFS, in lamagacaabo Raisalwasaaraha dalka iyo doorashada oo waqtigeeda ku dhacda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com