Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)

Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)

Tuulada Qoton oo qiyaastii degmada Bandar Bayla ujirta 100 kmtr ayaa saddax Caruur ah iyo hooyadood waxa ay u geeriyooday sida ay Daljir usheegeen ehelada qoyska hilib Sagaaro oo sumaysnaa oo ay cuneen habeen ka hor geeridooda.

Hadaba si aan faafhfaahin uga helno dhacdadan waxaan ka waraysanay guddoomiyaha degmada Bandar Bayla Siciid Aadan Cali (Anteeno) wuxuuna u waramay wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com