Waxaa maanta lagu soo gabagabeyeey Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Shirka wadatashiga Puntland iyo Jubbaland iyado laga soo saaray Warmrtiyeed.
War-murtiyeedka shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubaland:
Waxaa Warbaahinta u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade
COMMENTS