Gaari booyad ah oo ay lahaayeen ciidamada Soomaaliland oo ku sii jeeday Tukaraq ayaa ku jiraay 23 neef oo Geel ah inta udhaxaysa Laascaanood iyo Garoowe.
Mid kamid ah dadkii ku safrayay saaka waddada o codsaday in magaciisa aan la shaacin ayaa nooga waramay sida uu shilka udhacay.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS