Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Muqdisho,gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo xildhibaanada iyo wasiiradda Puntland ku matala DFS ayaa ku soo dhaweyeey Caasimadda Muqdisho.
Dhigaal Cusub
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso) Dhigaal Duug ah
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
FAALLOOYIN & FALCELIN