Jeedinta khudbadaha musharixiinta oo ka socota xarunta golaha shacabka.

Muqdisho, Feb 02 2017-Khudbad Jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa bilaabatay, waxaana Musharaxiinta ay Soo bandhigayaan Waxqabadkooda Hadii ay noqdaan Madaxweynaha Soomaaliya.

Hadaljeedinta Ama Khudbadjeedinta ayaa waxaa dhageysanaya Xildhibaanada labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Maanta oo Khamiis ah ilaa iyo Sideed Musharax ayaa khudbado jeedin doona.

  1. Axmed Maxamed Cabdi
  2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Bashiir Raage Shiiraar
  4. Jibriil Ibraahim Cabdulle
  5. Xasan Sheekh Maxamuud
  6. Saciid Cabdullaahi Deni
  7. Saciid Ciise Maxamuud
  8. Shariif Sheekh Axmed.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com