Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyey (Daawo)

Gudoomiyaha  Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyey (Daawo)

Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye ayaa lagu soo dhawyeey degmadda Ufayn ee gobalka Bari.

Soo dhaweynta Gudoomiyaha waxaa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshadda Ufayn,Ururada haweenka,dhalinyarada Maamulka degmadda iyo Nabadoonada Ufayn.

Boqolaal dadweyna ah ayaa isugu soo baxay Fagaarayaasha Magaaladda Ufayn ,waxana dadweynaha ay ahayeen kuwo u hamuun qabay imaanshaha Gudoomiye Jabiye.

Eng Jabiye oo hadalka qaatay ayaa uga mahadceliyeey Bulshadda Ufayn sida waanagsan ay ugu soo dhaweyeen degmadda Ufayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com