Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Aminga Gobolka Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta Shir Guddoomiyay shirka Aminga Gobolka shirka ayaa maanta waxa ay la Yeesheen Maxakamaddaha Ciidanka Iyo kuwa Madaniga ah, Shirka ayaa waxa ka soo qeyb Galay Labada Guddoomiye ku-xigeen Ee Gobolka Bari Iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari.
Hoos kaga Bogo Warbixin
COMMENTS