Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusaamreeb dib ugu laabtay

Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusaamreeb dib ugu laabtay

Madaxweynaha Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur se Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Max’ed Nur Gacal, xubno ka tirsan labadda gole, Hawl-wadeenada Madaxtooyada iyo qeybaha bulshada.

Socdaalka Madaxweynuhu ku tegay Dalka Jabuuti oo la xiriiray xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha gaar ahaan dhanka Dekadaha ayaa ku soo idlaaday guul iyo is-afgarad.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com