Madaxweyne Waare oo gaaray Baydhabo

Madaxweyne Waare oo gaaray Baydhabo

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhaba.

Waare ayaa ka qeyb galaya shir ay isugu imaanayaan Baydhaba madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed.

Sidoo kale magaalada Baydhaba saacadaha soo socda waxaa ku wajahan madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa diyaarisay howlka uu shirku ka dhici doono Waxaana diirada lagu saari doonnaa xal u helida Arrimaha doorashooyinka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com