Waxaa gordhawyd ka furmay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka shirka dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah .
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalaya Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo hadda ka furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
COMMENTS